Daawo Sawiro : Sidii ay u dhacday Doorashadii Xildhibaanimo ee uu ku guuleystay Generaal Gaafow

Waxaa maanta Doorashada Kursi ka banaanaa aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka dhacday magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, waxaana doorashadan kusoo baxay Generaal C/Laahi Gaafow Maxamuud. Hoolka doorashada ka dhaceysay Waxaa ku sugnaa Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya, Xildhibaano katirsan  Baarlamaanka Federaalka, Madaxa Xukuumada Galmudug, Xildhibaano iyo Wasiiro katirsan Galmudug iyo qeybaha kala … Continue reading Daawo Sawiro : Sidii ay u dhacday Doorashadii Xildhibaanimo ee uu ku guuleystay Generaal Gaafow